About this channel
✦ AI Summary

A Telegram channel that shares proverbs, sayings, and short essays in Somali. It provides regular updates of concise reflections and moral lessons for everyday life.

Telegram Description
From Telegram

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

No reviews yet. Be the first to review this channel.

Write a Review

Sign in to rate and review this channel. It takes a few seconds with Telegram.

Similar Sofia Telegram Channels
← All Sofia Telegram Channels
Latest posts

Bisaddii Bubaysta Qeybta 4aad Amuba maalintii dagaalka si geesinimo leh ayuu u dagaallamay, balse markii uu arkay ciidankii reer Reebu oo jabaya iyo aabbihii oo faraskiisii ka dhacay, ayuu isku dayay inuu badbaadiyo. Nasiib darro, buuqa iyo dagaalka xooggan awgood ma u suurtagelin inuu gaaro aabbihii. Jetro ayaa u sheegay inuu u malaynayo in boqorku dhintay. Amuba wuxuu go'aansaday inuu ciidankii badbaaday si nidaamsan magaalada ugu soo celiyo, si aysan cadowgu u baabi'in. Markii ay magaalada gaareen, Amuba waxaa loo sheegay in aabbihii uu ku dhintay dagaalka. Markii uu gurigii boqortooyada

2026-11-16👁 523

Qof walba dagaal qarsoon ayuu ku jiraa. 🥺 Weligaa ma dareentay inaad gudaha ka daallan tahay, balse marka lagu eego aad tahay qof deggan oo aan waxba ka cabanayn? Waa yaab sida qofku dadka ula qosli karo, sheeko ula wadaagi karo, maalintiisana caadi u wadan karo, iyadoo gudihiisa ay ku jiraan xusuuso, dhaawacyo iyo su’aalo aanu cidna uga jawaabin. Mararka qaar waxaad dadka u muujisaa inaad wax walba ka gudubtay, laakiin waxaa jira maalmo aad xasuusato waxyaabo aad moodaysay inaad illowday. Waxaa jira hadallo laguu yidhi oo aan weli kaa bixin, dad ku dhaawacay oo aan xitaa ogayn saamaynta a

2026-11-15👁 679

Waxaa aad ii cajabiya, waxaan la ashqaraaraa oo aad ii soo jiita, waxaan la ilmeeyaa oo aan la qushuucaa aabaha ay dhoolacadeynta wajigiisa buuxiso marka uu arko ilmihiisa, aabaha isu soo goda si uu u daadaheeyo ilmihiisa, aabaha dadaalka badan, aabaha jacaylka ilmihiisa siiya, aabaha hubiya ilmihiisa bad qabkooda, aabaha jilbaha dhulka dhiga si uu ilmihiisa laabta u geliyo, aabaha loo wada xiiso marka uu guriga ka maqanyahay, aabaha loo wada riyaaqo marka uu albaabka kasoo galo, aabaha naxariista badan, aabaha turidda badan, aabaha damqashada badan, aabaha ay ilmihiisa ku faanaan, aabaha la i

2026-11-14👁 796
More posts in Telegram →

Frequently Asked Questions

Can I browse Xikmado️ 💎 without subscribing?

Yes. Tap "View Channel" to read posts before joining — the channel admin sees only the total subscriber count, never individual visitors. Your identity is not exposed until you tap the Join button inside Telegram. Your phone number is never visible to the channel unless you've made it public in your Telegram privacy settings.

Will my contacts know if I subscribe to Xikmado️ 💎?

No. Telegram never notifies your contacts when you join or leave a channel. Channels only show a total subscriber count — no names, no usernames, no profile information is visible to anyone.

What does Xikmado️ 💎 post about?

Xikmado️ 💎 is a Telegram channel for anyone interested in wisdom and quotes. Subscribers can expect regular posts on essays and motivation, along with inspiration to learn more about.

How do you screen Xikmado️ 💎 before publishing?

We verify every listing is publicly accessible, has a minimum subscriber count, and exclude channels Telegram has marked as harmful. If you've subscribed to Xikmado️ 💎 and noticed something suspicious — a review on this page helps others stay safe.