Rimaas Online Skills Academy offers step-by-step training in beauty and crafts, including makeup, cooking, and dessert preparation. The platform aims to empower individuals to enhance their skills and monetize their talents.
Ma rabtaa inaad xirfad ku baratid Qurxinta iyo Gacmo-farsamada? Waxaan ku baraynaa: Cilaan saar ,makeup 💄, cunto karin, macmacaan. Barashadu waa mid fudud, tallaabo-tallaabo ah! “Isku qurxi adigoo xirfad leh – Baro, shaqee, lacag samee!”