The DHAMBAAL channel provides a platform for sharing knowledge, ideas, and information relevant to the Somali community, with a focus on daily educational content. The channel aims to enhance understanding and awareness among its audience.
DHANBAAL waa maddal aqoon, afkaar xogo iyo dhacdooyin lugu soo gudbiyo iyada oo ay u jeeddada laga leeyay ay tahay in bulshada soomaliyeed ay si maalin leh ah uga helaan cilmi iyo aqoon.Halku dhigayadu waa " intuu maanku gaajaysan yahay, guuli waa wali"