Hoyga Aqoonta is a Telegram channel dedicated to providing educational content, including scientific information, life advice, and wisdom. The channel aims to deliver reliable knowledge in an easily understandable format to enhance personal growth.
Ku soo dhawoow Hoyga Aqoonta!Halkan waxaad ka helaysaa xog cilmiyeed, casharro waxbarasho, xikmad , saynis Iyo talooyin nolosha kor u qaada. Waxaan u heellannahay inaan si joogto ah kuu siino aqoon la hubo, si fudud loo fahmi karo, laguna dhaqmi karo.βοΈ