This Telegram channel focuses on the miracles found within the Quran, providing insights and discussions on this significant religious text. It aims to educate and deepen understanding of both religious and academic aspects related to the Quran's teachings.
📚Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla mawduuca faca wayn oo ah mucjisooyinka ku dhex jiro Quraanka kariimka ah. 🌍Hadda Kuso biir kanaalkan hadii aad rabtid inaad 🥼khabiir (Aqoonyahan) ka noqotid dhanka diinta iyo maadigaba🤳🙏.